Human Rights Watch

multimedia newsroom

Itoobiya: Jirdil Ka Dhaca Xabsiga Deegaanka Soomaalida

Saraakiil Sarsare Oo Lagu Helay Tacaddiyo Aan Joogsi Lahayn

Wednesday 04 July 2018

(Nairobi, Luuliyo 5, 2018) – Saraakiisha asluubta iyo xooggaga ammaanka ayaa sanado badan si aan kala sooc lahayn xarig iyo jirdil ugu geystay maxaabiista xabsiga deegaanka Soomaalida Itoobiya ee loo yaqaan Jeel Ogaadeen, Human Rights Watch ayaa sidaa ku sheegtay warbixin ay maanta soo saartay. Waa in Ra’iisal wasaaraha cusub ee Itoobiya, Dr Abiy Axmed, uu degdeg u amro baaritaanno lagu sameeyo xaaladda argagaxa leh ee xabsigaasi, waa in dowladda ay xaqiijiso in xooggaga ammaanka ee deegaanka iyo mas’uuliyiintaba lagula xisaabtamo dembiyaasi.

 

Warbixinta oo ka kooban 88 bog, cinwaanna looga dhigay, “Waxaanu Nahay Sida Meydka’: Jirdilka iyo Tacaddiyada Kale ee Xuquuqda Aadanaha ee Ka Dhaca Jeel Ogaadeen, Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya,” ayaa sharraxaysa xadugudbyo arxan darro ah, jirdil, kufsi, iyo ceebeyn, ayadoo aanay maxaabiista inta badan helin daryeel caafimaad, la kulamidda ehelkooda iyo qareennadooda halka mararka qaarna loo diiddo cunnada. Waxaa tacaddiyadaasi qeyb ka ah ilaalada xabsiga oo ay ka mid yihiin ciidanka sida milateriga u tababaran ee Liyu booliska. Ciidankan ayaa si toos ah u hoos taga madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida, Cabdi Maxamuud Cumar, oo loo yaqaan Cabdi Illey. Inta badan maxaabiista ayaa ah dad lagu eedeeyay inay xiriir la leeyihiin ururka ONLF ee laga mamnuucay Itoobiya, balse intooda badan laguma soo oogin dacwad ama lama horgeyn maxkamad.

GRAPHICS (9)

MORE LATEST NEWS
ALL STORIES

Turkey: End Ankara Ban on LGBTI Events

Wednesday 13 February 2019

Length 02:15

2 0 0 0 0 0
Tunisia: Scant Help to Bring Home ISIS Members’ Children


Monday 11 February 2019

Length 02:56

1 0 0 0 0 0
Sudan: Video Footage Shows Extreme Violence, Abuse

Sunday 10 February 2019

Length 1:54

1 0 0 0 0 0
Brazil: Mass Sexual Harassment, Caught on Tape

Friday 08 February 2019

Length 00:52

1 0 0 0 0 0
Poland: Women’s Rights Supporters Targeted

Wednesday 06 February 2019

Length 03:21

2 0 0 0 0 0
Cambodia: Acid Attack Survivors Denied Treatment, Justice

Monday 04 February 2019

Length 03:44

3 0 0 0 0 0
Myanmar: Peaceful Critics Prosecuted

Thursday 31 January 2019

Length 2:15

2 0 0 0 0 0
Saudi Arabia: 10 Reasons Why Women Flee

Thursday 31 January 2019

Length 01:19

1 0 0 0 0 0
A Trail of Death after Another Dam Collapses in Brazil

Wednesday 30 January 2019

0 0 0 0 2 0
Libya: Displaced Population Can’t Go Home

Thursday 24 January 2019

Length 02:03

2 0 0 0 0 0
Pakistan: Garment Workers’ Rights at Risk

Tuesday 22 January 2019

Length 2:20

2 0 0 0 0 0
Libya: Nightmarish Detention for Migrants, Asylum Seekers

Monday 21 January 2019

Length 01:36

1 0 0 5 0 0
World Report 2019: Reversing Autocrats’ Attacks on Rights

Thursday 17 January 2019

Length 02:17

2 0 0 0 0 0
Venezuela: Suspected Plotters Tortured

Wednesday 09 January 2019

Length 01:50

2 0 0 0 0 0
US: Fears of Prescribing Hurt Chronic Pain Patients

Tuesday 18 December 2018

Length 05:20

3 0 4 0 0 0
Greece: Violent Pushbacks at Turkey Border

Monday 17 December 2018

Length 00:50

1 0 0 0 0 0
Kenya: Harassment of Environmental Activists

Monday 17 December 2018

Length 03:04

2 0 0 0 0 0